KAMAC BOOKS
08/05/2024
14/12/2022
"How We Learn"
- Benedict Carey.
Buuggan wuxuu ka warramayaa xaqiiqooyinka ay saynisyahannadu ka ogaadeen habka aynu wax u barano, halka aynu si wacan wax ugu barano, goorta aynu si wacan wax u barano iyo sababta keenta inaynu mararka qaar si wacan wax u barano mararka qaarna aynu ka caajisno. Waa buug ka warramaya sida u wanaagsan ee wax loo barto. Waliba casrigan ay aqoon xawaaraha ku socoto waa buug ay muhiim tahay aqrintiisu. Waa buug si weyn u anfacaya qofka walba oo raba inuu aqoontiisa kor u qaado.
Ku hel si free ah oo Igala soo xiriir number ka hoose
+252 61 4401855
14/12/2022
Buugii ku qanciyo dooro oo halkaan hoose igala soo xiriir, waxaad ku heli si free ah mahadsanid
KAMAC BOOKS buugaag free ah oo ku qoran English, Arabic iyo Somaali intaba
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Ex Control Afgooye
Mogadishu