Harweyn Electronics

Harweyn Electronics

Share

Photos from Harweyn Electronics's post 11/10/2023

Macmiil waxaanu kuu haynaa Filinjeero oo ah firrijyo tayadoodu aad u sareyso Leh Damaanad 2 sano Qalab iyo Farsama.Isticmaalka korontadooduna aad u yartahay oo ah A+. Waxaanu kaaga iibin doonaa qiima macquul ah.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir lambarka hoos ku xusan. Ama soo booqo xarunteena oo ku taala wadada Wadnaha, kasoo horjeedka masjidka Shiikh Biyamaalow ee degmada Hawlwadaag.

19/05/2023

JUMCA WANAAGSAN DHAMAAN MACAAMISHEENA SHARAFTA LEH

Photos from Harweyn Electronics's post 23/03/2022

Macaamil waxaanu kuu haynaa nuucya kala duwan oo ah makiinadaha sameeya ceyshka, buskudka, doolshaha iyo donatka waa Makiinado tayadoodu sareyso waqti badana kuu waari doono
Fadlan soo booqo xarunteena oo ku taala wadada Wadnaha kasoo horjeedka masjidka Macalim Biyamaalow ee degmada Hawlwadaag.
Ama si online ah nooga adeego adigoo jooga hoygaaga.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Wadada Wadnaha
Mogadishu