Future Academy Science and Technology_FAST
09/07/2025
Berito 10/7/2025 oo maalin weyn bahda Machadka Future Academy Science and Technology_FAST
Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda Dufcada 12aaad berito waa maalintiiniiii
18/03/2025
𝐓𝐚𝐜𝐬𝐢 𝐓𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧𝐲𝐨 𝐋𝐞𝐡
𝐈𝐧𝐧𝐚𝐚 𝐋𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐖𝐚 𝐈𝐧𝐧𝐚𝐚 𝐈𝐥𝐚𝐲𝐡𝐢 𝐑𝐚𝐚𝐣𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧.
Maamulka, macalimiinta ardayda iyo dhammaan bahda Machadka Future Academy Science and Technology_FAST waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka, asxaabta iyo qaraabada 𝐅𝐚𝐚𝐝𝐮𝐦𝐚 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐍𝐨𝐫, oo ka mid ahayd ardaydii ugu h**eysey ee ka aflaxday ka qalin bedeletay machadka Future Academy gaar ahaan department of English language
Waxaan Alle uga baryeynaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyskii, asxaabtii iyo dhammaan intii jecleyd.
Aamiin. Aaamiin aaamiin aaamiin
Mss. Aamina Mohamed Hussein
One of the intermediate students at Future Academy Science and Technology_FAST
Her presentation of today.
Her topic was about the education in our Motherland.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Website
Address
Kaxda Street
Mogadishu
252
Opening Hours
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |