Rokoko
ππ£ππππππ ππ‘π’π¬π¦ππ‘ππ§π’ waa in la abuuro goobo ay dhalinyardu isugu tagaan kuna kala faaβidystaan aqoon kuna so bandhigaan hibooyinkooda iyo xirfadohooda, si looga hortago maandoriyaha, fekerka guracan iyo tahriibka naafeeyay dhalinyardii somaliyeed.
Afkaarta dhismahani xanbaarsanyahy waa ilaalinta deeganka, kor u qaadida aqoonta, iyo ilaalinta dhaqanka dhulkeena hooyo iyo is xasuusinta hibadda hooyda somaaliyeed.
Dhismahan waxa uu inagu baraarujinya in la xasuusnado sidii dumarka somaliyeed u ahayeen lafdhabrta bulshada somaliyeed, waxa kale oo ino sheegya dhismahani In dumarka somaliyeed ahayeen Engineerda nashqadeeyda walx kasta oo guri looga baahnyahy magaalo galka hortii.
womenβs day
without women is world without innovation
fekradan kana faaβidee maskaxda halabuurka
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Soobe KM5
Mogadishu
2522