Saacid Pro
Su’aalaha falsafiga ah ee waa h**e iswaydiin jiray Ayaa intaan ah , cidii iiga aqoon roon rayigeeda way ila wadaagi kartaa.
- Wadaniyaddu inaad la haato ma wax lagu dhashaa mase waa la kasbadaa?
- Wadanku inaad udhimato aad difaacdo magiciisa, astaantiisa iyo waxwalbo ma wax faaido shakhsiyadeed ku xiranbaa mase waa wax bilaa shuruud ah keliya uun ay imaanayso inaad wadankaas kasoojeedo ama u dhalatay?
- Sidee lagu kala saari karaa cidda wadaniga wanaagsan ah ama kan aan ahayn? Yaase jaangooya?
- Qofka dalka uu passport kiisa wato maa wadaniyaddu kuxirantahay mase inaad kudhalato ayaa shardi ah ?
- shacabka takooran dhan walbo sidee loogu qancin karaa dalka magiciisa aan wada difaacano asagoo ujeedo in magaca wadankaas gudaha iyo dibadaba wax faaido ah kasoo gelin?
~ Habeen wanaagsan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Taleh , Maka-Almukaram Street
Mogadishu