Eng Burhan
Habka ugu fiican ee maxbuus looga ilaalin karo inuu baxsado, waa in la hubiyo inuusan weligii ogaan in uu xabsi ku jiro.
Toddobada Xeer ee isbadalka Nolosha:
Ma ogtahay in toddobadaan xeer ee fudud ay bedeli karaan noloshaada oo dhan?
Noloshu waa halgan aan dhammaad lahayn oo ay ka buuxaan kuf, kicid Barasho iyo koboc joogto ah. Toddobada xeer ee soo socda waxay ku siinayaan tilmaamo muhiim ah oo ku caawin kara inaad isbadal la timaaddo.
08/05/2026
Dadka qaar waxay kula hadlaan xilligii ay fursad kuu helaan, halka dadka qaar ay waqti kuu huraan si ay kuula hadlaan.
Hadaba muxu noqon karaa inaad garato farqiga u dhexeeya?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Address
Makka Almukarama Street
Mogadishu