Easy 2 Code

Easy 2 Code

Share

04/07/2022

Asc asxaabta duhur wanaagsan habeen dambe saacada marka eey tahay 20:30PM waxaan soo dhigi doonaa projectigena 2aad ee youtube qeybtiisa koowaad anaga oo ku dhisi doono youtube header.
Asxaabta cusub ku soo dhawaada page-ka waxaan rajeyneeynaa inaa wax badan ka faaiidi doontaan halkaan.

01/05/2022

عيد فطر مبارك

Waxaan ummadda Soomaaliyeed la wadaageynaa Hambalyada Ciidul fitriga, waxaan Allaah ka baryaynaa in uu naga aqbalo cibaadadii bisha soon qaad.

كل عام وأنتم بخير، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Hada kadib cashiradeena sideeni h**e ayee ku soo noqonaayaan
insha'allah.

16/04/2022

ASC Ramadaan Mubaarak Engineerada bartaan igala socdo waxaan idin rajeynaa caafimaad. cashirka aan rabay inaa soo dhigo habeenka jimcaha wee iisuurto gali weesay, sababto ah Ramadaanka awgiis jadwalka wali maiitoosin, marka caawa ayaaan soo dhigaa insha'allah hana laiicudur daaro aad ayaaa umahadsantihiin.

caawa iyo 9:30 insha'alah ayaan dhigaa cashirka.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu