Banadir Binary Option
31/08/2021
Ascww dhammaan ardayda soomaaliyeed Ee jecel inay si fudud kubartaan suuqa volatility Ee boom&crash waxaan ogeysiineynaa in dufacdii sedexaad qaadanayo machadku ayna socoto isdiiwaan gelintu. Faahfaahin kala hadal +252614292937(WhatsApp Ka) ama wac 0615933099
Volatility gu muxuu uga fiicanyahay suuqyada kale Ee forex ka 1. Uma baahnid inaad trading view wax ku analysid 2. Uma baahind inaad mataf tagtid 3. No News analysis 4. 80%-90% weeyan winning ratio aad sameysid 5.session gooni ah malaha 24/7 waa foranyahay 6. Mobile ayad ka isticmaali kartaa uma baahnid inaad computer waqti kaaga lumo 7. Hal broker kaliya ayaa bixiya suuqa volatility ga. 8 waxa uu kaa beekhaaminayaa waqtiga iyo lacagtaba. Hadaba Som Volatility indices oo ah madashii ugu horreysay ee soomaali leedahay waxa ay ka haqabtiri doontaa qofkasta oo doonaya suuqan inay sida ugu fudud ku fahamsiiso insha Allah kala xiiriir +252614292937 wicid iyo what's app kaba ama 0685933099
Silamid ah ardayda course qaadaneysa waxaa kale oo jirta in ardayda dooneysa in ay macalinka trade ka laqaataan in machadku u fududeeyo arrinkaas oo ay helidoonaan daily signals wixii faahfaahin ah kala xiriir +252614292937
13/06/2021
OGEYSIIS: dhammaan ardayda kuxiran machada (Som volatility indices) waxa la ogeysiis in si rasmi ah ay u bilaaban tahay isdiiwaan gelinta course volatility indices ka wixii intaas dheer hoos ka aqriso.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu