Arsenal Somali Fans
03/07/2026
๐ดโช **๐๐๐ฑ๐๐๐ง๐ ๐ฎ ๐ญ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐ง๐๐ฒ๐ง ๐ข๐ง ๐๐ซ๐ฌ๐๐ง๐๐ฅ ๐๐ฒ ๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐ญ๐จ ๐๐จ๐ซ๐ ๐๐ง ๐๐จ๐ ๐๐ซ๐ฌ?... ๐๐๐ ๐๐ซ๐๐ ๐ญ๐ข๐๐๐ฒ๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ก.**
Inkastoo Morgan Rogers uu yahay ciyaaryahan hibo leh oo leh awood jireed oo wanaagsan, haddana aniga ahaan uma arko inuu yahay saxiixa ay Arsenal u baahan tahay xilligan, gaar ahaan haddii lacagta lagu heli karo ay gaareyso โฌ100โ130 milyan.
Markaan eegayo kooxda Arsenal ee hadda jirta, waxaan is weydiiyaa: booska yaa looga saarayaa Rogers? Ma รdegaard? Mise Eze? Mise Trossard? Ama xitaa Martinelli? Runtii ma arko inuu midkood booskiisa qaadan karo. Rogers ma aha kubad-sameeye dhab ah, mana mid caan ku aha baasas sax ah iyo fursado abuuris joogto ah oo ay u baahan tahay koox kubadda gacanta ku haysa sida Arsenal. Sidoo kale uma arko inuu yahay ciyaaryahan si fiican uga ciyaari kara lambarka 8 marka kooxda u baahan tahay inay xoojiso khadka dhexe, sida ay mararka qaar sameeyaan รdegaard iyo Eze.
Haddii aan u leexanno booska garabka, weli uma arko inuu yahay xalka ugu habboon. Arsenal waxay u baahan tahay garab dheereeya oo si joogto ah u weerartama meelaha bannaan, isla markaana awood u leh inuu caawiyo daafaca iyo weerarka labadaba. Marka aan eegayo qaabka uu u ciyaaro iyo dhismahiisa jir ahaaneed, Rogers ma bixiyo firfircoonidaas iyo qaraxa ay Arsenal uga baahan tahay garbaha.
Sababtaas awgeed, uma maleynayo in saxiixiisu uu wax weyn kusoo kordhin doono kooxda, haddii aan qorshuhu ahayn inuu keyd noqonaayo marka uu Trossard baxo. Haddii ujeeddadu tahay in la xoojiyo safka koowaad, waxaan aaminsanahay inay jiraan ciyaartoy ka muhiimsan.
Haddii go'aanku aniga lahaan lahaa, lacagtaas waxaan u weecin lahaa garab dabiici ah oo leh xawaare, farsamo iyo awood uu ciyaarta ku kala furfuri karo. Aniga ahaan, Bradley Barcola ayaa noqon lahaa doorashada ugu habboon. Sidoo kale Christos Tzolis oo u ciyaara Club Brugge wuxuu mudan yahay in si dhab ah loo tixgeliyo, maadaama uu leeyahay xawaare, firfircooni iyo khatar joogto ah.
Ugu dambeyn, tani waa keliya aragtideyda kubadeed oo dood u furan. Waxaa laga yaabaa in Morgan Rogers uu guuleysto saxiixiisa haddii uu kooxda imaado, balse waxa aan arkay ilaa hadda way iga dhaadhicin waaysay inuu yahay ciyaaryahan siin kara kooxda horumarka weyn ee uu Mikel Arteta raadinayo.
03/07/2026
๐ดโช **๐๐ก๐ฒ ๐ ๐๐จ๐งโ๐ญ ๐๐ฎ๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ ๐๐ข๐ ๐ง๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ซ๐ ๐๐ง ๐๐จ๐ ๐๐ซ๐ฌ... ๐๐ก๐ข๐ฌ ๐๐ฌ ๐๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ฉ๐ข๐ง๐ข๐จ๐ง.**
Although Morgan Rogers is undoubtedly a talented player with impressive physical attributes, I simply donโt believe he is the signing Arsenal need at this moment, especially if the reported fee is expected to reach โฌ100โ130 million.
When I look at Arsenalโs current squad, I keep asking myself: who exactly does he replace? Martin รdegaard? Eberechi Eze? Leandro Trossard? Or even Gabriel Martinelli? Honestly, I donโt see him displacing any of them. Rogers is not a natural playmaker, nor is he known for the quality of his passing or chance creation that a possession-based side like Arsenal demands. I also donโt see him comfortably operating as a No. 8 when the team needs more control in midfield, something players like รdegaard and Eze can offer.
If we switch the discussion to the wing, I still donโt think he is the ideal fit. Arsenal need explosive wide players who constantly attack space, contribute both offensively and defensively, and have the pace and intensity to stretch opponents throughout the game. Because of his physical profile and playing style, Rogers doesnโt provide that level of dynamism.
For that reason, I don't believe signing him would significantly improve Arsenalโunless the plan is for him to replace Trossard if he leaves. If the objective is to strengthen the starting XI, I believe there are more important priorities.
If I were making the decision, I would invest that money in a natural winger with pace, flair, and the ability to make the difference in one-on-one situations. For me, Bradley Barcola would be the ideal option. Christos Tzolis of Club Brugge is another player who deserves serious consideration because of his speed, energy, and consistent attacking threat.
In the end, this is simply a football opinion that is open for debate. Morgan Rogers may well succeed if he joins Arsenal, but based on what I have seen so far, I don't believe he is the player who would provide the level of improvement Mikel Arteta is looking for.
19/06/2026
๐ดโช The Premier League has officially released the 2026/27 fixture list, and Arsenal are set for a demanding campaign that will require consistency, determination, and a championโs mentality.
Looking at the schedule, there doesnโt appear to be a single month filled with easy fixtures, as the challenge begins from day one and continues throughout the season.
Notably, Arsenal will kick off their title defense on Friday, August 21, 2026, with a home match against Coventry City at the Emirates Stadium. The road ahead will be tough, but we hope this team can build on last seasonโs success and become one of the few sides capable of successfully defending the Premier League crown. โค๏ธ๐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Address
Airport Street, Wadajir District Mogadishu
Mogadishu