Go india Health

Go india Health

Share

Photos from Shaafi Hospital's post 01/10/2023
Photos from Go india Health's post 28/02/2021

Bismilah.

Alle ayaa mahad leh
waxa manta si guul ah nagu soo dhamaday campaign cafimad oo muddo asbuuc ah aan kawadnay shaafi hospital - mogadisho.

Waxan halkn uga mahad calinaya dhaman
Dhakhatiirtii shaqadda adag nalaqabatay oo kala ah.
Mr dilip kumar
Dr srikanth Nemaligundla
Mr Sridhar kopela
Dr Sashi kanth Srivastav.

Waxaan sidokale mahad gaar ah ucelinayaa Maamulka iyo howl wadeenadda Shaafi hospital doorkodi nafhuradda ahaa iyo shaqaddii wacnayd aynalaso qabteen

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Digfer , Street
Mogadishu
654