Dable media

Dable media

Share

21/09/2025

Yaa taageero badan labadaan madaxweyne
1. xasan shiikh 🤣
2. Farmaajo ❤️

20/09/2025

DEGDEG” Ali dheer nolol laguma haayo balse dhameeso warkan.

Caawa ayee ugu darneed Markii duqeyn cirka ah lala helay goob ay wada fadhiyeen Madaxdi ugu sareey AS oo kala ah .

Waaligii Muqdosho Sheikh Muse Abdi Arale.

Fu’aad Shongole iyo Sheikh Hassan Yacquub kuwaas oo ilaa Hada nolol lagu la’yahay waxaana lagu duqeyay
Degaanka Buula-Fuulaay.

Markale tii ugu darneed waxaa lala helay oo nafta lagu dhaafiyay

4 ka mida ragii ugu sareeyay Tababarada kuwaas oo ahaa Ajaanib.

1-Abuu Suleiman oo u dhashay Pakistan.
2-Abuu Jacfar oo ka soo jeedo Marooko.
3-Abuu Suudaani Fahad oo gacanta Midig Xabad kaga dhacday iyo darwalkii oo ahaa Abuu Maalig oo ah xubin sare oo muhiim u Ahaa .

Duqeyntaas waxay ka dhacday laba degaan dhaxdooda oo kala ah Sariiraha iyo Bu’aale.

Hadda ayee ugu daran tahay Markii lalahelay duqeyn kale Sablaale uu xafald taba bar ka soo xirayay Ali halkaas oo lagu dilay in ka badan 100 Xubnood oo iskugu jirto madax iyo kooxdi tababarka qaadaneysay.

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
2526