Mustafa Duhulow
23/03/2026
Waxaan guud ahaan ummadda soomaaliyaa gaar ahaan qoyskiisa, qaraabadiisa uga tacsiyaynayaa geerida naxdinta leh ee haleeshay ganacsade Maxamed Faarax Siyaad (Jiis).
Maxamed Faarax wuxuu kaalin weyn ka qaatay shirweynihii nabadeynta Soomaaliyeed ee Carta, waxa uu ahaa ganacsade ka soo qeybqaatay dib-u-dhiska dowladnimada.
Waxaan Alle ka baryayaa in uu marxuumka ugu deeqo naxariistiisa janno, qabrigana u waasiciyo, samir iyo iimaanna ilaahay naga wada siiyo.
Waxaan maanta booqasho u kuur-galid ah aan ku tagay isbitaalka Degmada Dayniile, waxaan igu wehlinayay Gudoomiyaha degmada Dayniile Cumar Mahad-Alle
19/03/2026
Waxaan ummadda Soomaaliyeed la wadaagayaa Hambalyada Ciidul fitriga, waxaan Allaah ka baryaynaa in uu naga aqbalo cibaadadii bisha soon-qaad.
Fadliga iyo farxadda Ciidda awgeed waxaan igu baaqayaa bulshada Somaaliyeed in is-garab istaag loo muujiyo dadka danyarta.
Ciid wanaagsan.
17/03/2026
Waxaan soo xiray tartanka Kubadda Cagta oo lagu maamuusayay bisha barakeysan ee Ramadaan oo ey ku tartameen ilaa lix koox oo ka kala socday Xafiisyada Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
Aden Adde Street
Mogadishu