Toosh

Toosh

Share

Photos from Toosh's post 08/08/2022

Toosh waxa ay qeyb laxaad leh oo ka qaadatay shirka maal gashiga iyo horumarinta dekadda Hobyo oo ka dhacay hotel Afrik, Mogadishu, Somalia.

Hadii aad u baahantahay adeegyadeena, nagala soo xariir numberada hoos ku xusan;
📱 𝟬𝟲𝟭𝟱𝟰𝟴𝟭𝟯𝟵𝟲/𝟬𝟲𝟭𝟭𝟰𝟲𝟰𝟲𝟰𝟬.

🏠 City Tower building, kasoo horjeedka immigration-ka, Degmada Waaberi.

04/08/2022

Shirkadda Toosh waxa ay qeyb ka aheyd xafladda furitaanka Topluu.

Toosh waxa ay diyaar kuula tahay in ay ganacsigaaga kuu iftiimeyso si uu u gaaro macaamiil badan.

Hadii aad u baahantahay adeegyadeena, nagala soo xariir numberada hoos ku xusan;

📱 𝟬𝟲𝟭𝟱𝟰𝟴𝟭𝟯𝟵𝟲/𝟬𝟲𝟭𝟭𝟰𝟲𝟰𝟲𝟰𝟬.

🏠 City Tower building, kasoo horjeedka immigration-ka, Degmada Waaberi.

Photos from Toosh's post 03/08/2022

𝐒𝐚𝐰𝐢𝐫𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐪𝐚𝐚𝐝𝐧𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐛𝐚𝐧𝐤

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay looguna magac daray habeenka SomBank ayaa ka dhacday Mogadishu gaar ahaan hall-ka Hotel Afrik ee degmada wadajir.

Xafladda ayaa loogu tala galay in lagu soo bandhigo adeegyada bankiga iyo in macaamiisha bankiga lagu xog wareeysto, loona mahad celiyo.

Adeegyada bankiga oo aad u kala duwan ayaa waxaa aad loo soo hadal qaaday adeegga casriga ah ee 𝐓-𝐏𝐥𝐮𝐬 oo ah adeeg aad lacag ugu dirsan karto dal iyo dibad si lacag la'aan ah.

Adeeggan ayaa sido kale kuu sahlaya inaaad u dirsato xawaaladda tawakal dhamaan xarumaha eey ku leedahay daafaha caalamka.

Adeegga 𝐓-𝐏𝐥𝐮𝐬 sidoo kale wuxuu kuu sahlaya inaad mobile money Somalia lacag u dirsato sida Sahal, Zaad iyo EVC.

Hadii aad akoon ku leedahayne Sombank waad ku keydsan kartaa waana kala bixi karta si bilaash ah.

Sidoo kale 𝐓-𝐏𝐥𝐮𝐬 waxaad ku bixin kartaa biilasha sida korontada iyo biyaha kuna dukaaameysan kartaa.

𝑇-𝑃𝑙𝑢𝑠 𝑚𝑎𝑟 𝑤𝑎𝑙𝑏𝑎 𝑚𝑒𝑒𝑙 𝑤𝑎𝑙𝑏𝑎.

𝑇 -𝑃𝑙𝑢𝑠 𝑎𝑑𝑒𝑒𝑔 𝑙𝑒𝑒𝑠𝑘𝑢 ℎ𝑢𝑏𝑜 𝑜𝑜 𝑏𝑖𝑙𝑎𝑎𝑎𝑠ℎ 𝑎ℎ.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Shaqaalaha Street, Opposite Of The Immigration, Waberi District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00