Eng. Kooke
https://youtu.be/QiUeX49ePvE
Subscribe and like share your Facebook Mudanayaal waxaan idiin diyaari doona cashiro Ingilish ah si aad barashadda inglishka sare ugu qaaadaan
27/04/2022
Taliyaha ciidanka Xooga iyo Taliyaha Police iyo Taliyaha ciidanka Asluubta Wasiirka Amniga AMA Wasiirka Gaashaandhiga warkooda Daaye waxaa shaqada ka Hakin karo Agaasimaha Wasaaradda Hadii wada shaqeen la aan ka Timaado, AMA Dayac mas uuliyadda amniga . Doodada ah waa sax in aay san magacaabin lkn Taliyaal Wasaaradaha aay ka shaqeeyaan aan ka amar qaadan waxaa lagu sameen karaa shaqa ka joojin waaan tii dhaqan gashaa.
Lkn shardigu ku xiran waa in uu Raisulwasaraha ama Madaxweynaha aay sharciga Baal Marin aay San u Hor istà agin shaqa kajoojinta wasiirka ama Wasiir ku-xigeenka AMA wasiiru dowlaha Taliyaha ayaa Dana gaar ah ii haayo wasaaradda iyo Mas uuliyadda amniga Dalka maxaa iga galay Danteyda ayaa iiga muhiimsane! Taasna waxaa kadhalan karo isla xisaabtan la aanta Dalka Heysato.
Agaasime , wasiiru Dowlaha, Wasiir ku-xigeenka iyo wasiirka Xaq uma laha in aay magacaabaan Taliyaasha Kor ku xusan lkn waxeey Xaq u leeyihiin In loomagacaabo Taliyaal ka amar qaato Si aay ula xisaabtamaan Taliyahana Qudhiisa loo shego Mas uulka laxisaabtamayo uu ka amarqaadanayo inuu yahaya musuuliyiinta kor kuxusan Hadii wada shaqeentooda wanaagsanaa weyso aay kajoojin karaan shaqada Xaqna U leeyihiin !
Sidee Amniga masuul uga tahay wasaarad aan Gacanta ku hen Taliyaha Police iyo Taliyaha Cidanka Xooga !
Madaxweyna I magacaabay maha Hooshu madaxweynuhu wuxuu kuu magacaabay inead Madaxda wasaaradaada ka amar Qaadato !
GALMUDUG WAXEEY U BAAHANTAHYA AQOON YAHAN HOGAAMIYE EE UMA BAAHNO AQOONYAHAN JAAHIL HOGAAMIYE!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Maka Almukarama
Mogadishu