Somali Electrical Engineering Platform
19/01/2024
Sababta Qiimaha koronto Ee Gaalkacyo iyo deeganada Somaliyeed ay Qaali u yihiin?
Qiimaha Korontada ee Qaaliga ah Waxaa Sabaaba waxyaabo badan Oo ay kamid tahay in Shirkadaha Korontada ee dalka aysan Dhisan/Laheyn Infrastructure Koronto gudbin iyo qeybin oo Aad loo Malgaliyey lagana fikiray tasoo Sababeysa in Looses( Hoos u dhac ) badan ka dhaco inta Laga gudbinaayo ama qeybinaayo Dabka taas oo Sababeyso in looses kaas loo Xisaabiyo Macaamisha taas Sababeyso in Sare loo qaado Qiimaha loo dhufanayo Kwh.
Waxaana looga bixi karaa Dhibaatadaan In Maalgelin aad U xoogan lagu Sameyo Energy Sector.
16/01/2024
Helida Koronto Ee bulshada iyo Deeganada Soomaliyeed🇸🇴⚡️.
Deeganada Baadiyaha Ayaa gabi ahaan helin Wax koronto halka Tuuloyinka ay helaan Koronto badanaa laga dhaliyey Solar taas Oo ay baahida ugu weyn ay u isticmaalan tahy In ay ku dabeysteen(charging) Mobiles, Halka degmoyinka Gobolada dalka marka laga rabo Casimadaha DF&DXKDD ay helaan koronto qaali ah hadana Aan laysgu haleyn karin(reliable) oo waqtiyada qaar maqan, halka Caasimadaha ay helaan Koronto Ka fiican kuwa aan kor kusheegnay lakiin kaliya waxaa loo isticmali karaa Residential iyo Commercial Loads .
Maxaa kala gudboon Electricians Somaliyeed bahidaan Koronto Yari iyo La'an ee Guud ahaan Ka Jirto 🇸🇴 ?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Banaadir-Somalia
Mogadishu