Degmada Hodan

Degmada Hodan

Share

18/05/2026

Halkaan Waa laamiga weyn ee 30ka ee Degmada Hodan kaas oo laga sameeyay olole nadaafadeed oo ay hor kacaayeen maamulka Degmada Hodan iyo hooyooyinkeena madaalayaasha ah.

Shaqadaan oo ah mid Maalin la ah ayaa maalin ba wado laga sameeyaa.

Sidokle wxaa qeyb nagala ahaa ololahaan Shirkadda nadaafadda iyo bilic soo Celinta ee Ifi Waste Management.

15/05/2026

15 may Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed u gaar ah.

Maamulka Degmada Hodan Waxaa uu Hamblyo iyo bogaadin u dirayaa guud ahaan Dhalinyarada soomaaliyeed meel kasta oo ay Dalka iyo Dibada ka joogaan si qaas ah Dhalinyarada ku nool Degmada Hodan taas oo ku aadan Maalinta Dhalinyarada soomaaliyeed ee 15 ka May.

83 sano ka hor maanta oo kale 13 dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa inoo horseeday Xornimada aynu maanta haysano, waxayna Soomaali dhaxalsiiyeen taariikh mug wayn leh.

Dhallinyaradaas waxay udub dhexaad u ahaayeen xoreynta Dalka iyo Tiirka Dowladnimadeena, Dhalinyarada Maanta waxaana kula dardaarmeynaa inay gacmaha is qabsadaan oo ay u istaagaan Hormarka iyo Nabada Dalka si uu u hagaago Mustaqbalkooda iyo midka jiilka soo socda maadaama ay bulshada maanta ka yihiin 75%.

10/05/2026

Subax wanaagsan Dadkeena Reer Hodan meel walba ood joogtaaan.

08/05/2026

Gudoomiyaha Degmada Hodan Mudane Ali Fahle

Taliyaha Saldhiga Captain Mustaf Cali Faras

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu