Apriss de mohaa

Apriss de mohaa

Share

22/09/2023

🎙️| Vincent Kompany:

"Marka aan la ciyaarayno koox sida Manchester United oo tayo leh, ma awoodno inaan soo bandhigno qaab ciyaareed cajiib ah 100 daqiiqo oo ay ciyaartu socoto."

Habeen dambe iyo Burnley 🔥

- Apriss de mohaa

22/09/2023

Sancho ayaa lagu wargeliyay in lagu soo dhaweyn doono kooxda haddii uu raali galiyo Erik ten Hag.

Laakiin Jadon Sancho ayaa mar kale diiday inuu raali geliyo tababare Erik ten Hag.

- Apriss de mohaa

22/09/2023

Sheikh Jassim & Sir Jim Ratcliffe ayaa weli doonaya inay iibsadaan Manchester United inkastoo iibka kooxda soo jiitamayay 10 bilood.

Sheikh Jassim iyo Ratcliffe ayaa horay u gudbiyay dalabyo ay United ku qiimeeyen £5bn, laakiin qoyska reer Glazers waxay rabaan dalab intaa ka badan.

-Apriss de mohaa

21/09/2023

5 kii kulan ee Ugu danbeesay hal kulan oo keliya ayuu badiyay

Maxey Kulatahy sanadkaan Manutd marxaladeeda ma ciyaartoydaa mise waa Coachka cilada jirta🤔 Pls Fikirkaga Nala wadaag
- apriss de mohaa

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo Bay
Mogadishu
0610830