Galaxy International Bank

Galaxy International Bank

Share

20/03/2026

Maamulka sare ee Bangiga Galaxy waxa uu idin la wadaagayaa Farxadda Ciidul Fidriga.

CIID Mubaarak Farxad kula Ciida Qoysaskiina iyo eheladiinaba.

Photos from Galaxy International Bank's post 05/10/2025

Waxaa noo farxad ah in aan qeyb kanahay Shirka Bangiyada & Maaliyadda Soomaaliya oo si rasmi ah u furmay maante.

.so

01/03/2025

Ramadaan Mubarak 🌙

Allah naga dhigo kuwii ka Faaideysta Bisha Ramadan.

03/12/2024

Ka maaran in aad Cash jeebka ku qaadato oo istcimaal adeeggeenna GIB Mobile Banking App.
Si sahlan ula soco dhaq-dhaqaaaqaada maaliyadeed, kuna bixi biilasha, korontada, biyaha iyo dhamaan adeegyada guriga.
Kala soo dag GIB Mobile App halkaan.
Google Play: https://t.ly/haQ-b
App Store: https://t.ly/Gw0dn

Photos from Galaxy International Bank's post 07/11/2024

Macaamiilkeena sharafta badan ku soo dhawaaw Galaxy International Bank Mobile Banking App, Si sahlan u maamulo hantidaada oo isticmaal Online Banking adiga oo xafiiskaada, gurigaada iyo meel waliba jooga kuna bixi biilasha, konrontada mushaaraadka iyo dhamaan adeegyada aas-aasiga ah.
Adiga oo isticmaalaya GIB Mobile App ayaad heli kartaa dhaq-dhaqaaqyadaada (transactionska) koontadaaada Bankiga aad ka sameysatay.
ku xulo aaminaad, deg-degsiimo iyo hufnaan.
Kala soo dag halkaan:
Google Play: https://t.ly/haQ-b
App Store: https://t.ly/Gw0dn

14/09/2024

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Bangiga Galaxy International Bank wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed geeridii ku timid Allaha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi (Faracadde) oo ahaa Ugaaska Beesha Murusade.
Waxaan Alle uga baryeynaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, qoyskiisa iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan ka wada siiyo.

Want your business to be the top-listed Finance Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 05:00
Tuesday 08:00 - 05:00
Wednesday 08:00 - 05:00
Thursday 08:00 - 05:00
Saturday 08:00 - 05:00
Sunday 08:00 - 05:00