STAR AIRLINE

STAR AIRLINE

Share

25/02/2026

Tomorrow Nairobi ✈️Mogadishu ✈️ Hargeisa
Hargeisa ✈️Mogadishu ✈️ Nairobi Let’s fly

06/02/2026

Jumca Mubarak
Wishing you a blessed Friday filled with peace and barakah.
Star Airline ✈️♥️

24/12/2025

dhammaan rakaabka ku qoran duulimaadka Star Airline ee ku beegnaa Khamiista 25/12/2025 lagu wargelinayaa in duulimaadkaasi dib loo dhigay lana u wareejiyay Jimcaha 26/12/2025, sababo la xiriira arrimaha doorashooyinka awgood.

Waxaan ka raalli gelinaynaa rakaabka dhammaan wixii dhib ah ee isbeddelkan ka dhalan kara, waxaana idinka mahadcelinaynaa dulqaadkiinna iyo fahamkiinna.

📞 La xiriir:
+252 61 4900915
+252 61 4900918

📧 Email: [email protected]

✈️ Star Airline – Safety & Comfort First
air

Want your business to be the top-listed Transport Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


KM4 MAKAH ALMUKARAMA Street
Mogadishu
252