Hecter Agri Tech
Daawo Isbeddelkan ππ±
Dhul madhan Ilaa beer casri ah oo waxsoosaar leh π«π
Waan naqshadeynaa , Waan dhisnaa , Waana beernaa.
Noogu imaawβ¬οΈ
Greenhouse Tunnel casri ah
Farsamooyin beerasho oo cusub
Cunto tayo sare leh
Wac & Booqo:
Nagala soo xiriir si aad u bilowdo beerashada casriga ah.
π Muqdisho | Whatsapp ++252615324817/m ana 252 613276528 | π
26/03/2026
πππ π¨π¨π²π π’π²π¨ πππ²ππ‘πππ π±π¨βπΎπΈπ΄
Waxaan si rasmi ah ugu soo gabagabeeynay magaalooyinka Afgooye iyo Baydhaba ee Koofur Galbeed Soomaaliya , Dhismaha Greenhouses ku shaqeeya nidaamka Hydroponic, kuwaas oo qeyb ka ah horumarinta beeraha casriga ah.
Mashruucaan waxaa lagu hirgeliyey iskaashi, iyadoo la isku daray khibradda shirkadeena , tiknoolajiyadda cusub iyo taageerada hayβadaha horumarinta . si loo kordhiyo waxsoosaarka, loona xoojiyo adkeysiga deegaanka iyo sugnaanta cuntada.
.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Taleh
Mogadishu