MyReseller

MyReseller

Share

18/12/2023

Mudane Macamiil! Waxa kuso kordhinay app-ka MyReseller Somnet , Hormuud Shortcodes kooda oo dhameystiran, hada kadib waxaad ibin kartaa adeegyaade shirkadahaas.

Waku mahadsantahay Doorashadada App-ka MyReseller.

17/11/2023

Tijaabi Nasiib kaaga oo ku Guuleeyso INTERNET isbuucla ah.

Qabso hal Number ( 5,000 ilaa 6,000)
𝗝𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻
𝐒𝐇𝐔𝐑𝐔𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 Guuleystaha:
1. Follow dheh Page-ka Facebook ee .
2. Share garee post-ga.
3. Laba qof hadeey isla qabsadan Number ka abaal marinta waxa ku guleeysanayo qofka so horeeye waqtiga
4. Guuleeystaha waxa uu noqon doonaa qofka qabsada Number ka ee ku xerantahy abaal marinta.

07/11/2023

U fududeey adeega internet ka macmiishada oo adeegso App ka

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Maka Al Mubarak Street
Mogadishu
252