Child Protection and Development Network

Child Protection and Development Network

Share

09/04/2024

𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐦𝐚𝐫 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐨 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐮 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐢𝐝𝐢𝐢 𝐥𝐨𝐨 𝐡𝐨𝐫𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚 𝐱𝐮𝐪𝐮𝐮𝐪𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚

Photos from Child Protection and Development Network's post 28/02/2024

𝐂𝐚𝐫𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐤𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐨𝐰𝐫 𝐜𝐚𝐪𝐚𝐛𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐤𝐮𝐰𝐚𝐚𝐬 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐤𝐨𝐫𝐫𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐞𝐞𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐬𝐤𝐚𝐱𝐞𝐞𝐝.
𝐐𝐚𝐚𝐫 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐜𝐚𝐪𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡

𝟏. 𝐗𝐚𝐬𝐢𝐥𝐥𝐨𝐨𝐧𝐢 𝐝𝐚𝐫𝐫𝐨: Soomaaliya waxay soo martay colaad daba-dheeraatay iyo xasillooni-darro siyaasadeed sannado badan.
Tani waxay keentay rabshado baahsan, barokac, iyo khalkhal ku yimaadda adeegyadii muhiimka ahaa, taas oo keentay in ay carruurta u nuglaato waxyeello jidheed, askaraynta kooxaha hubaysan iyo barakaca khasabka ah iyo dhaqaala darro.

𝟐. 𝐅𝐚𝐪𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐞𝐥𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐚𝐬𝐚𝐚𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡: Soomaaliya waxa ay ka mid tahay dalalka ugu saboolsan adduunka, iyadoo qayb aad u badan oo ka mid ah shacabka ay ku nool yihiin faqri.
Carruur badan ayaa ka maqan helitaanka baahiyaha aasaasiga ah sida cunto, biyo nadiif ah, daryeel caafimaad, iyo waxbarasho.
Heerarka nafaqo-xumada ayaa aad u sarreeya, cudurrada laga hortagi karona waxay khatar weyn ku yihiin caafimaadka carruurta.

𝟑. 𝐇𝐞𝐥𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐧𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐚𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧: Waxbarashadu waxay muhiim u tahay horumarka carruurta, laakiin Soomaaliya waxa ay wajaheysaa caqabado la taaban karo, waxaa ka mid ah waalidiinta qaar oo aan awoodin bixinta lacagaha waxbarashada, iyo in aan laheli karin waxbarasho lacag la aan ah, taas waxay keentay in ay caruur badan waayaan waxbarasho.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Jaale Siyaad
Mogadishu