AFRICAN UNIVERSITY
16/05/2026
📍𝗨𝗣𝗗𝗔𝗧𝗘
Haddii aad Daneeyneysay 𝐃𝐞𝐞𝐪 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 oo loogu talagalay Ardayda jecel Barashada 𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚 𝐨𝐟 𝐌𝐢𝐝𝐰𝐢𝐟𝐞𝐫𝐲.
Waa 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐲𝐬𝐚𝐲 oo ay jamacaddu idin Soo baahiso fursadaan Dahabiga Ah.
La xiriir xafiiska 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐑𝐞𝐥𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧-𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 si lagugu sii dhamestiro kamid Ahanshiyahaaga Daraasada.👇
https://wa.me/message/U72NRD2RPNFJK1
14/05/2026
𝐉𝐈𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊 ✨🌙
Jimco wanaagsan dhamaan Bulsho weynta Soomaaliyeed meel walba oo ad dunida ka
joogtaan, illahey hana waafajiyo Acmaasha wanagsan.
08/03/2026
Deeqdan waa 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐰𝐞𝐲𝐧 oo aad ku Dhammayn karto Bachelor degree-gaaga ee
𝐉𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚𝐧.
▪️𝐇𝐞𝐞𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨: Bachelor degree
▪️𝐍𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐃𝐞𝐞𝐪𝐝𝐚: waa 70%
▪️𝐔 𝐐𝐚𝐥𝐦𝐚: Dhaman Ardayda Agoonta ah &
Ardayda Danta yar
Codsiyada waa in lagu diro whtspp-ka lin-kigaan hoose Ka hor 𝟭𝟰 𝗠𝗮𝗿𝗰𝗵 𝟐𝟎𝟐𝟔.
𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐩𝐩 👇
https://wa.me/message/U72NRD2RPNFJK1
20/02/2026
𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚𝐧 waxay si diirran u soo Dhaweynaysaa dhammaan 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛
ee kusoo biiray jamacadda 𝐅𝐞𝐛𝐫𝐮𝐚𝐫𝐲 𝐈𝐧𝐭𝐚𝐤𝐞
𝟐𝟎𝟐𝟔.
Jaamacaddu waxay idiin rajaynaysaa Safar 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐥𝐞𝐡 kuna dhammaada
𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐣𝐚𝐛𝐢𝐧 & in ad 𝐡𝐨𝐫𝐦𝐮𝐝 𝐮 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐭𝐚𝐧
Guud Ahaan bulshada.
#𝐅𝐞𝐛𝐮𝐚𝐫𝐲𝐈𝐧𝐭𝐚𝐤𝐞
#𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚𝐧𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲
#𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐀𝐧𝐝𝐐𝐮𝐚𝐥𝐢𝐭𝐲
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Address
WARTA NABADA DISTRICT NEAR BY EVICO RDhttps://www. Google. Com/maps/place/Mogadishu/@2. 0595787, 45. 3221331, 21z/data=, 4m6, 3m5, 1s0x3d58425955ce6b53:0xbb20eaaa52cc59d9, 8m2, 3d2. 037148, 4d45. 3379
Mogadisho
30HQ