Yusuf Mullah
25/02/2025
Hospitalada gaarka loo leeyahay waa meesha muwaadinka hantidiisa ku waayo .
Hospitalada guud ( Dowladda ) waa meesha muwaadinka naftiisa ku waayo .
35 sano ka hor maalin Sabti ah 26th January 1991-dii goorsheegtaduna ku beegnayd 3: 00 pm galabnimo ayaa madaxweyne Mohamed Siyaad Barre qasriga madaxtooyada isaga cararay kadib dagaal socday ku dhawaad 2 bil oo xiriir ah kalana dhexeeye jabhaddii USC .
Waa maalinkii dowladnimada soomaaliya dunida ka baxday sharcigii iyo kala dambayntii dalkana uu burburay .
Muuqaalkaan waa wadada wadnaha gaar,ahaan inta u dhaxaysa isgooska geed jacayl iyo xarariyaale .
Waa qayb kamid xaaladii dalka xilligaas .
In aad quusatay k**a dhigna mar walba in aad nolosha nacday , mar marka qaar waxay ka dhigantahay in aad jeceshay in aad hesho nolol ka macno iyo waxtar badan midda aad ku nooshahay .
Haddii aad bulshadeena ka dhex raadineesid xuquuq iyo fursad loo simanyahy fadlan booqo qabuuraha xagaas ayaad ka heleysaa sinnaan bulsho .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Makka Al-Mukarama Road
Mogadisho
2526