Fast College
11/06/2022
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka ku dhaqan ceelasha biyaha in lafurey Fast College (2) oo bixin doono courses aad muhiim u ah inashallah is-qoristu way socotaa fadlan horey ugaar yaan lagaa buuxin wixii faah faahin ah fadlan kala xiriir talefoon numberka: 0619345935
01/05/2022
ciid wanaagsan dhamaan ummada Muslimta meel kasto oo ay joogaan.
06/10/2021
Goor dhow filo xafladda qalin jabinta dufcaddi 3aad
15/08/2019
13/08/2019
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan ardeyda sannadkan ah fasalka 12 ee dugsiyada sare in uu FAST COLLEGE qaadanaya fasalo cusub oo ah SCIENTIFIC SUBJECTS (BIOLOG,CHEMISTRY,PHYSICS AND MATH).
F.G: qeybaha dambe ee course ka waxaa lagu bixin doonaa 6 da maado ee kale oo ah revision ah
Wixii dheeraad kale xariir taleephon number
0613780059/0613780060/0613780062!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Wadajir District
Mogadisho