OGAAL

OGAAL

Share

06/03/2025

Yaa Guuleysanaya Caawa?
Saadaali kooxaha guuleysanaya ee Kediska Ramadaanka SBC 2025 oo ay Maalgelineyso Somtel si aad ugu guuleysato $20!
Shuruudaha:

Follow SBC Somali TV
Like saar post-kan
Share garee
Saadaashu waxay xirmeysaa 6:00pm (maqrib-nimo).

05/03/2025

Fursad Dahabi ah!
Ma rabtaa inaad ku guuleysato $20? Saadaali natiijada kulamada caawa ee Kediska Ramadaanka SBC 2025 oo ay Maalgelineyso Somtel.
Shuruudaha:

Follow SBC Somali TV
Like saar post-kan
Share garee
Saadaashu waxay xirmeysaa 6:00pm (maqrib-nimo).

02/08/2024

Qurbaha ayuu in badan kaga maqnaa xaaskiisa mudo kadib shalay ayuu wadanka dib ugu laabtay caawana waa geeridoon allayaraxma.

Khawaariijta waxay usocdaan cid garan kartaa majirto iyo waxay rabaan sababta ay dadka ulaynayaan, waxaanse alla ka baryayaa inuu jimaankaas ka qabto wadanka🤲

Xanuun walahi iyo murug walal alle haydiin naxaristo inta caawa kudhimatay qaraxaa khawaariijtu soo maleegtay.

Mar kale allayaraxma.🤲

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadisho