JIDLE

JIDLE

Share

02/04/2026

Gabay Besha jidle

24/03/2026

Beesha jidle waxay caan ku tahay Soo dhoweyn iyo marti-soor
Garsoor iyo xalinta khilaafaadka
Taageeridda waxbarashada iyo horumarka bulshada
Difaaca karaamada iyo midnimada ummadda
Maanta, waxaa la gudboon dhammaan dhalinyarada iyo waxgaradka Jidle inay sii xoojiyaan midnimada, horumarka, iyo sumcadda wanaagsan ee beesha. Waa in la is garab istaagaa, lana ilaaliyaa magacii iyo maamuuskii ay awoowayaashu dhaxal ahaan nooga tageen

Allaha mideeyo quluubteena, hana inaga dhigo kuwo horumar iyo wanaag horseeda.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadisho