Naallo Medical Center
15/07/2023
Ogaysiis ka socda Xarunta Caafimaadka ee Naallo
Xarunta Caafimaadka Naallo ee Kismaayo waxay ku faraxsan tahay inay idinla wadaagto war farxad leh.
Xarunta waxay yimid Dr Cabdi Cabdullaahi Cali, oo ah dhaqtar ka hawlgala Isbitaalka Kenyatta ee Nairobi, Kenya. Dhaqtar Cabdi wuxuu muddo usbuuc ah xirfaddiisa dhaqtarnimo iyo shaybaarkaba ku biirin doonaa xarunta Naallo si uu nagala qaybqaato horumarinta adeegga caafimaadka ee aan bulshada u fidinno.
Waxaan kugu casuumeynaa inaad soo booqatid Xarunta Naallo usbuucan. Ka faa’iidayso fursaddan oo la kulan dhaqtarka si aad u heshid adeeg tayo leh iyo baaritaan sugan. Kala soo xiriir Xarunta Naallo Medical Center telefoonnada 61 759 4480 iyo 618351860.
.............................................................
Professional announcement from Naallo Medical Centre
We are delighted to share some thrilling news with our dynamic community in Kismayo!
Naallo Medical Centre extends a warm welcome to Dr Abdi Abdullahi Ali, a distinguished general physician and microbiologist, joining us from Kenyatta Hospital, Nairobi, Kenya. Dr Abdi is set to contribute his expertise to our centre for a special one-week engagement.
Renowned for his remarkable record in the fields of infectious diseases and microbiology, Dr Abdi's wealth of knowledge and extensive experience promises to significantly enhance our healthcare services.
We invite you to visit Naallo Medical Centre during this extraordinary week for consultation and precise diagnosis. Seize this opportunity to interact with Dr. Abdullahi and benefit from his exceptional skills and insights. You can call Naallo Medical Center via 61 759 4480 and 618351860. Thank you.
23/03/2023
Maamulka iyo shaqaalaha Xarunta Caafimaadka Naallo ee magaalada Kismaayo waxay macaamiisha iyo dhammaan dadka Soomaaliyeed u rajeynayaan soonqaad barakaysan. Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, soonka iyo ducooyinka, hana noo suurtgaliyo inaan bishan ku dhammaysanno caafimaadqab, raynrayn iyo nabad.
....
The management and staff of Naallo Medical Center in Kismayo wish you a blessed month of fasting as the holy month of Ramadan enters its first day today. This is a time for spiritual reflection, devotion, and compassion for one another.
May Allah accept our fasting and prayers, and may this month bring us and our loved ones peace, happiness, and blessings.
17/02/2023
Dr Mohamed Sheikh Hassan Adam.Waa Consultant Peadiatrician Kuso booqo Xarunta Naallo Medical Center.
17/02/2023
Jimce wanagsan dhamaan Umada islaamka ah Farxad kuqaata Barakada Malinkan wayn,yeynaan iloowin Ducada iyo saliga Nabiga scw.
13/01/2023
Kooxda Xarunta Caafimaadka ee Naallo waxay idin rajeyneysaa Jimco wanaagsan. Alle ha nagu abaalmariyo barakooyinka maalintan wayn, culaysyadana ha ka dulqaado kuweenna dhibaataysan. Jimco Wanaagsan.
.............
The Naallo Medical Center team wishes everyone Jumma Mubarak. May Allah reward us with the blessings of this auspicious day and relieve us of all the burdens we are encountering.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Isku Filan
Kismayo