OOGLE MEDIA
14/10/2023
Isku duwaha Wasaaradda Howlaha guud iyo guriyeynta Jubbaland ee gobolka Gedo Aadan Hilowle oo ay wehlinayaan Madaxa mashaariicda iyo xiriirka hay'adaha iyo Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Beledxaawo ayaa kormeeray mashruuca dhismaha waddada laamiga ah ee degmada Beledxaawo.
Masuuliyiinta oo ay kormeerka ku wehlinayeen Injineero ka socday Wasaaradda Howlaha guud iyo kuwa shirkadda dhismaha wadda ee Alad Investment ayaa u kuur galay habsami u socodka waddada laamiga ah oo si wanaagsan u socota.
Isku duwaha ayaa ku dhiirigaliyay shirkadda howsha dhismaha waddada, wuxuuna kula dardaarmay inay xoogga saaraan sidii waddadaan u noqon lahayd mid dhaxal gal ah.
24/05/2022
Abdirashid Abdullahi Ali Gooni Sanadku Markuu Ahaa 2012 Xiligii Madaxwaynaha Hada Cusub Hassan Sheikh Mohamud Wuxuu Isku Soo Taagay Xulashada Raysalwaraha Dalka.
Waa Nin Aqoon Iyo Qibrad Leh.
Waa Nin Aqoon U Leh Siyaasada Dalka Iyo Dibada.
Abdirashid Abdullahi Ali Gooni Hada Waa Gudoomiyaha Gobalka Jubada hoose.
Wuxuu Hada U Taagan Yahay Xulashada Raysalwasaraha Dalka Wuxuu Ku Jiraa Dadka La Magac Hayo In Uu Dalka Raysalwasare Ka Noqdo Mudane Abdirashid Abdullahi Ali Gooni.
Waa Nin Shacabka Soomaaliyeed Ay U Siman Yihiin.
Codsiga Shacabka:
Shacabka Soomaaliyed Hadii Dalkaan Raysalwasaare Loogu Dhigo Mudane Abdirashid A. Ali Waxaa Isbadal Wayn Ay Ka Muuqan Lahayd Dalka Oo Dhan
Madaxwaynaha Dalka Waa Inuu Tixgaliyaa Codsiga Shacabka Soomaaliyeed
Mudane Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Kismaayo