Somtel

Somtel

Share

30/05/2026

SAADAALI OO KU GUULEYSO $100! ⚽🔥

Kulanka weyn: Arsenal vs PSG
Adigu yaad u saadaalinaysaa guusha?

Si aad uga qayb gasho:
1. Like saar post-kan
2. Follow garee page-ka Somtel
3. Share garee postkan
4. Comment ku qor saadaashaada saxda ah.
5. Saadaasha waa in la soo dhigo ka hor inta aanu ciyaartu bilaaban

Qofkii si sax ah u saadaaliya natiijada, isla markaana buuxiya shuruudaha, waxa uu fursad u helayaa inuu ku guulaysto $100. Hadii dhawr qof saxaan, waxaa la eegayaa waqtiga.

23/05/2026

Xafladda Shaacinta Guulaystayaasha ee Ololaha 🎉🏆

Dad badan ayaa ku guulaystay abaalmarino kala duwan oo qaali ah , waxaana si toos ah dadka hortooda lagula xidhiidhay guulaystayaashii si loo guddoonsiiyo abaalmarinada kala duwan ee ay ku guulaysteen.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Hargeysa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Somtel, Wadada Madax-tooyada, Hargeisa
Hargeysa