HarHub
29/05/2026
โจ ๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง โ ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฑ๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค โจ
HarHub waxay idiin rajaynaysaa Ciid barakeysan oo ay ka buuxaan nabad, farxad, iyo barwaaqo. Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gallado caafimaad iyo kheyr badan.
Eid Mubarak dhammaan bulshada Soomaaliyeed ๐๐
26/04/2026
Barnaamijka ๐๐ ๐ซ๐ข-๐๐ง๐ญ๐ซ๐๐ฉ๐ซ๐๐ง๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ - ๐๐ซ๐๐๐ง ๐๐ซ๐จ๐ฃ๐๐๐ญ ee ka socda Boorama ayaa si habsami leh u socda ๐ฑ๐
Hal abuurayaasha ganacsi waxay si joogto ah ugu shaqaynayaan barashada iyo dhisidda fikrado ganacsi oo la jaanqaadaya ๐๐ฅ๐ข๐ฆ๐๐ญ๐-๐ฌ๐ฆ๐๐ซ๐ญ ๐๐๐ซ๐ฆ๐ข๐ง๐ . Inta lagu guda jiro tababarka, waxay si tartiib tartiib ah ugu gudbayaan marxaladaha kala duwan ee horumarinta ganacsigaโ laga bilaabo fikrad, qaabeynta ganacsiyada beeraha, ilaa fahamka suuqa iyo maamulka maaliyadda.
SOS Children's Villages Somaliland
Venue: Borama Innovation Hub
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the restaurant
Telephone
Website
Address
UNDP Road, Biibsiga
Hargeysa