F F SHIRE
04/10/2025
XALIIMI & faarax
Su aal is waydiin mudan
1:Xagay inagaga Yi maadeen labadn magac ?
2: Iyo colaada in tan leeg ay is ku hayaan hablihii &inamadii soomaliyeed?
Marka la eego wakhatigan aynu noolnahay waxa batay is ku fiir siga bilaa Mac nahaa ,is ka dhaleecaynta dad aan waxba galab San iyo ka doodida waxyaabo laga yaqyaqsoodo
Waxan is way diiyaa su aalo badan oo aan u waayay ja waabooyinkoodi
Laakin aan aamin sanahy Hal ka ay wax ka ka khaldanyahiin hadii la fahmo oo la garto halkaa ay wax ka khaldan yihiin waana la helilaahaa jawaabahas wanay fududyihiin
2: waa maxay sababta ugu wayn ee sabatay in ay raga iyo dumuraku is ku ficliyaan is Kuna xaasidaan waa maxay is barbar dhiga intan leeg ee midba midka kale kula jiro
Maxaa ina suu liyay oo inaga kaxeeyay jacaylkii wanaagii ,waalaltinimadii & Kal gacalkii
1:ma ii sheegi kartaan sabata aad uaragtaan
In jacaylkii yahay aar goosi guurkiina uu noqday
Meel aan xoriyad lahayn oo xabsi camal
Sabata aynu nacaybkan faraha badan is ku gu qaadanay maxaaytahy?
2:Bal ii sheeg sabata hadii ay Hal wiil ama Hal gabadh ay gof xumeeyan aynu u saarno calamada cas❌ ee xumaantaa ay sameeyeen dadka kale Dhaka da uga saarno
Ma la odhan karaa sabata in taa leeg ee ina gaadh siisay is ticmaalida iyo khalad fahanka social media ah iyo ka hadalka badan koobsatay raga iyo dumarka oo kaliya
Walhtiyafii h**e lama arki jirin nin iyo gabadh wada gor gortamaya ama ka hadlaaya in ay ragu iyo dumarku Si manyihiin
Sidoo kale may jirin in lays naco oo gabood laga Soo dhig to wixii umadu is ku af taqaanay oo ah jacayl ,jacaylku waa daganaasho nafsiyadeed
Sidookale waa nololo qurxisa laba qof noloshooda
Waana marka loo afeeg sado sida ugu quruxda badan iyo sida ugu macquul San laakin hadeer sida ay daka qaar u is tic maalaan waa shabaq loo dhigo dad aan waxba galab San
Hadaynu nahay soomaalin ma ba dhaaf naba
1:kahadalka raga iyo dumarka moowduucan aha raga iyo dumarku wuxuu yeeshay wajiyo badan
Isaga oo maraya marxalad lakala saariwaayay xaqii iyo baadilkii kahadalkiisuna uu noqday mid aan laga dhaxlin wax wanagsan uu noqday inta nu xurkiisiba lagabadalay uu noqdayku Soo baxay cadawti nimo iyo xag jirnimo waanu micna guuray
Waxa lagaadhay heer la tidhaahdo majiraan dad wanagsan labada dhinacba
Waxaan ku Soo kobayaa oo aan leeyayhy
In aynaan ka tagin diinteena,dadnimadeeni wanagsanayd,iyo wixii aynu kala mudnayn hadii rag iyo dumar layahya oo aynu is kadayno sidii wiil ama gabadh wakhti h**e balan kaaga baxday oo aad dadkale oo iyagu shaqa iyo shuqul ku lahayn aad eeda DU Sha uga saarno oo aad tidhaahdo ma faarax ma xaliimo ma arki karo
Aynu is ka dayno dadka wanagsan way buuxaane
Kabadaa magacna aynu ka takhalusno
Noloshan khiyaaligaana aynu ka baxno
TikTok · FAYSAL 🫅 Check out FAYSAL 🫅’s post.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Culinary Team
Attire
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Hargesa