Faa'id Development Center

Faa'id Development Center

Share

14/06/2026

Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Saabsan Fursad Deeq Waxbarasho
(Full Scholarship Diploma Programs)

Xarunta Faa’id Development Center, oo kaashanaysa jaamacadda Frantaz Fanon , waxay si gaar ah ugu bishaareynaysaa dhallinyarada magaalada Hargeysa in ay u diyaarisay fursado deeqo waxbarasho ah oo dhammaystiran (Full Scholarship).

Barnaamijkan waxa xoogga la saarayaa Diploma Programs-ka kala ah:
• Psychology
• Cypersecutiy
• Law
• IT
•Acouting
•Teacher training

Ku soo biir WhatsApp Group-kan:

https://chat.whatsapp.com/Jg1Rix2BwFRBC3AdHJHU9F?s=cl&p=a&mlu=0

Waxa la dhiganayaa Khamiista iyo Jimcaha, sida oo kale waxaa jirta fursad online ah, oo ay kaga faa’idaysankaraan dadka aan Hargeysa joogin.
Waxa kale oo jirta fursad qofku Degree ku heli karo marka uu dhamaysto Diploma-ta uu qaatay.
Fursaddu waa mid xaddidan!
Waxaa Diploma walba la siin doonaa 30 -ka arday ee ugu horreysa ee iska diiwaangelisa xafiiska Faa’id Development Center.
Xafiiska Faa’id Development Center wuxuu ku yaala
Fooqa Star Group, dabaqa 3-aad, kasoo horjeedka Kaalinta Xasan, uuna dhaw biriishka weyn ee Hargeysa.
Waxbarashada waxaa lagu dhigna doona jamacada.

Call & WhatsApp:

0634688151,
0633893904,
0643736272

Photos from Faa'id Development Center's post 24/05/2026

Xarunta Faa'id Development center oo kaashanaysa jaamacadda alpha- Burco ayaa siisay fursad deeq waxbarasho ah ku dhawaad 120 arday, kuwaas oo ka mid ah dhallinyarada ku nool magaalada Burco.

Ardaydan ayaa muddo hal sano ah ku dhigan doona jaamacadda, iyagoo heli doona waxbarasho lacag la’aan ah.
Barnaamijkani waxa uu qayb ka yahay dadaalka ay jaamacaddu wado ee lagu horumarinayo aqoonta iyo mustaqbalka dhallinyarada gobolka Togdheer

15/05/2026

📢 Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Saabsan Fursad Deeq Waxbarasho
(Full Scholarship Diploma Programs)

Xarunta Faa’id Development Center, oo kaashanaysa jaamacadda Alpha University – Burao, waxay si gaar ah ugu bishaareynaysaa dhallinyarada gobolka Togdheer in ay u diyaarisay fursado deeqo waxbarasho oo dhammaystiran (Full Scholarship).

🎓 Barnaamijkan waxa xoogga la saarayaa Diploma Programs-ka kala ah:

• Project Management and Planning
• Psychology
• Islamic Bank and Finance
• Law
• IT

📌 Ku soo biir WhatsApp Group-kan:
https://chat.whatsapp.com/H49iWXUiulTBpFuJdZfFga?mode=gi_t

🗓 Muddada waxbarashadu waa hal sano, waxaana la dhiganayaa Khamiista iyo Jimcaha, iyadoo loo qaybinayo laba semester.

🎓 Waxa kale oo jirta fursad qofku Degree ku heli karo marka uu dhamaysto Diploma-ta uu qaatay.

⚠️ Fursaddu waa mid xaddidan!

Waxaa Diploma walba la siin doonaa 30-ka arday ee ugu horreysa ee iska diiwaangelisa xafiiska Faa’id Development Center.

📍 Xafiiska Faa’id Development Center
Xafiisku waxa uu dhanka bidix ka xiga fooqa Badhabadha, waana dabaqa ay hortiisa ka baxaan tagaasida Sayladdu.

📞 Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh:
Call & WhatsApp:
063-4078135
4286168
3736272

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Roudno 1
Hargeisa
252