Uplift Community Organization - UPCO

Uplift Community Organization - UPCO

Share

Photos from Uplift Community Organization - UPCO's post 10/11/2024

Xubno ka socda ururka ๐”๐ฉ๐ฅ๐ข๐Ÿ๐ญ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐Ž๐ซ๐ ๐š๐ง๐ข๐ณ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐”๐๐‚๐Ž) ayaa ku guda jira shaqada wacyigalinta deegaamada Gobolka sool, gaar ahaan degmooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaadda degmada Caynaba.

Waxa ay hawl wadeenadu maanta ka sameeyeen deegaanka HIGLO wacyigalin ku saabsaan habka, waqtiga iyo anshaxa codaynta ee maalinta cod-bixinta doorashooyinka madaxtooyada iyo ta ururrada siyaasadda ee ka dhici doona Dalka Jamhuuriyadda Somaliland 13-ka bisha November ee sannadkan 2024-ka.

Hawl wadeennada ururka UPCO ayaa la kulmaya qaybaha kala duwan ee bulshada deegaankaas sida maamulka degmada, odayaasha, haweenka, ardayda iskuulada iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada iyaga oo gaadhsiinaya farriimaha wacyi-galinta ee komishanka doorashooyinka qaranka JSL (KDQ).

Photos from Uplift Community Organization - UPCO's post 06/11/2024

Xubno ka socda ururka ๐”๐ฉ๐ฅ๐ข๐Ÿ๐ญ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐Ž๐ซ๐ ๐š๐ง๐ข๐ณ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐”๐๐‚๐Ž) ayaa ku guda jira shaqada wacyigalinta deegaamada Gobolka sool, gaar ahaan degmooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaadda degmada Caynaba.

Waxa ay hawl wadeenadu maanta ka sameeyeen deegaanka ๐”๐‹๐€๐’๐€๐ wacyigalin ku saabsaan habka, waqtiga iyo anshaxa codaynta ee maalinta cod-bixinta doorashooyinka madaxtooyada iyo ta ururrada siyaasadda ee ka dhici doona Dalka Jamhuuriyadda Somaliland 13-ka bisha November ee sannadkan 2024-ka.

Hawl wadeennada ururka UPCO ayaa la kulmaya qaybaha kala duwan ee bulshada deegaankaas sida maamulka degmada, odayaasha, haweenka, ardayda iskuulada iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada iyaga oo gaadhsiinaya farriimaha wacyi-galinta ee komishanka doorashooyinka qaranka JSL (KDQ).

06/11/2024

Muwaadin hubso goobtaada codaynta adiga oo raacaya tilmaamaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL

Photos from Uplift Community Organization - UPCO's post 03/11/2024

Xubno ka socda ururka ๐”๐ฉ๐ฅ๐ข๐Ÿ๐ญ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐Ž๐ซ๐ ๐š๐ง๐ข๐ณ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐”๐๐‚๐Ž) ayaa ku guda jira shaqada wacyigalinta ee deegaamada Gobolka sool, gaar ahaan degmooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaadda degmada Caynaba.

Waxa ay hawl wadeenadu maanta ka sameeyeen deegaanka KIRIR wacyigalin ku saabsaan habka, waqtiga iyo anshaxa codaynta ee maalinta cod-bixinta doorashooyinka madaxtooyada iyo ta ururrada siyaasadda ee ka dhici doona Dalka Jamhuuriyadda Somaliland 13-ka bisha November ee sannadkan 2024-ka.

Hawl wadeennada ururka UPCO ayaa la kulmaya qaybaha kala duwan ee bulshada deegaankaas sida maamulka degmada, odayaasha, haweenka, ardayda iskuulada iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada iyaga oo gaadhsiinaya farriimaha wacyi-galinta ee komishanka doorashooyinka qaranka JSL (KDQ).

03/11/2024

Xarunta Wicitaanka KDQ: ๐Ÿ—ฃ๏ธ Muwaadin, waxaad si sahlan ula xidhiidhi kartaa Xarunta Wicitaanka ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL adiga oo wacaya lambarka 318. Kala xidhiidhi wixii macluumaad iyo taageero aad uga baahan tahay doorashooyinka. KDQ waxa uu ku dadaalayaa in uu ku siiyo adeegyo hufan oo tayo sare leh si loo adkeeyo kalsoonidaada iyo hufnaanta doorashooyinka.

02/11/2024

Soo koobidda safarka iyo shaqada nafhurka ah ee ay hawlwadeennada ururka Uplift Community Organization (UPCO) ka hayaan gobolka Sool gaar ahaan degmooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaadda Degmada Caynaba.๐Ÿ™

Photos from Uplift Community Organization - UPCO's post 02/11/2024

Xubno ka socda ururka ๐”๐ฉ๐ฅ๐ข๐Ÿ๐ญ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐Ž๐ซ๐ ๐š๐ง๐ข๐ณ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐”๐๐‚๐Ž) ayaa ku guda jira shaqada wacyigalinta ee deegaamada Gobolka sool, gaar ahaan degmooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaadda degmada Caynaba.

Waxa ay hawl wadeenadu maanta ka sameeyeen deegaamada WADAAMAGOO iyo QARARRO wacyigalin ku saabsaan habka, waqtiga iyo anshaxa codaynta ee maalinta cod-bixinta doorashooyinka madaxtooyada iyo ta ururrada siyaasadda ee ka dhici doona Dalka Jamhuuriyadda Somaliland 13-ka bisha November ee sannadkan 2024-ka.

Hawl wadeennada ururka UPCO ayaa la kulmaya qaybaha kala duwan ee bulshada deegaamadaas, sida maamulka degmooyinka iyo tuulooyinka, haweenka, ardayda iskuulada iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada iyaga oo gaadhsiinaya farriimaha wacyi-galinta ee komishanka doorashooyinka qaranka JSL (KDQ).

Ugu dambayn, ururka UPCO waxa uu ku dedaalayaa in deegaamada uu ka shaqeeyay ay noqdaan deegaamo si fiican ugu wacyigashan habka doorashada, codkoodana si habsami iyo ogaal leh u dhiibta maalinta doorashada haddii Alle idmo.

Photos from Uplift Community Organization - UPCO's post 31/10/2024

Farriimaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL

Fadlan Muwaadin u dhug yeelo oo raac tallaabooyinkan si aad u dhiibato codkaaga maalinta codaynta.

Photos from Uplift Community Organization - UPCO's post 31/10/2024

Today marks a great day of our dedicated efforts to foster informed and engaged citizens in the Sool region. Our team is working tirelessly in ๐‚๐„๐„๐‹๐€๐‹ and ๐†๐”๐Œ๐๐”๐‘-๐—๐€๐€๐๐†๐„๐„๐˜๐Ž villages, conducting voter education and awareness sessions and disseminating National Electoral Commission (NEC) directives.

Through these sessions and directives, we are equipping community members with the knowledge and tools they need to make informed decisions during the upcoming presidential and political association elections. We are discussing the importance of their vote, the electoral process, the voting date, the time to cast the vote, and their rights as citizens. By empowering individuals with accurate information, we aim to strengthen democratic participation and ensure that every voice is heard.

Photos from Uplift Community Organization - UPCO's post 30/10/2024

Xubno ka socda ururka ๐”๐ฉ๐ฅ๐ข๐Ÿ๐ญ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐Ž๐ซ๐ ๐š๐ง๐ข๐ณ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐”๐๐‚๐Ž) ayaa ku guda jira shaqada wacyigalinta ee deegaamada Gobolka sool, gaar ahaan degmooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaadda degmada Caynaba.

Waxa ay hawl wadeenadu maanta ka sameeyeen deegaamada ๐๐š๐ฅ๐ข ๐œ๐š๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ž iyo ๐๐š๐ฅisamakaab wacyigalin ku saabsaan habka, waqtiga iyo anshaxa codaynta ee maalinta cod-bixinta doorashooyinka madaxtooyada iyo ta ururrada siyaasadda ee ka dhici doona Dalka Jamhuuriyadda Somaliland 13-ka bisha November ee sannadkan 2024-ka.

Hawl wadeennada ururka UPCO ayaa la kulmaya qaybaha kala duwan ee bulshada deegaamadaas, sida maamulka degmooyinka iyo tuulooyinka, haweenka, ardayda iskuulada iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada iyaga oo gaadhsiinaya farriimaha wacyi-galinta ee komishanka doorashooyinka qaranka JSL (KDQ).

Ugu dambayn, ururka UPCO waxa uu ku dedaalayaa in deegaamada uu ka shaqeeyay ay noqdaan deegaamo si fiican ugu wacyigashan habka doorashada, codkoodana si habsami iyo ogaal leh u dhiibta maalinta doorashada haddii Alle idmo.

29/10/2024

Farriinta Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Hargeisa