Lucky Mo Raabi
23/05/2026
“Waxa aan Madaxwayne xasuusin lahaa in car juuq dheh, hortii jire ba laga yeeli waayay…”
Guuleed Dafac
“Waakan “Habeenkii Khamiista, 21 May, ayaa la iiga yeedhay Qaybta Dembi-baadhista ee Booliiiska. Waxa la igu eedeeyey kicin dadwayne oo ku lug leh hadallo aan ku qoray Facebook. Yeedhmada iyo waraysiga Booliisku (interrogation) waxa uu ka danbeeyey hanjabaddii Wasiirka Arimaha Gudaha, Mudane Canbdalle. Booliiska waxa aan u sheegay inaan xaq u leeyahay inaan hadlo oo waa arin dastuurku ii damaanad qaaday.
Mar dhowayd ayaa mar kale la iiga yeedhay isla Qaybta. Waxaanse u sheegay inaan yeedhmada h**e ku yeelay ixitraam ahaan. Balse sharci ahaan amar maxkamadeed oo keliya la iigu yeedhi karo.
Waxa aan Madaxwayne xasuusin lahaa in car juuq dheh, hortii jire ba laga yeeli waayay. Anniguna shaqsi ahaan aanan sinaba uga tanaasulli karin xaqayga, anniga oo aan cidna ku xadgudbayn oo ixtiraamaya dastuurka iyo xeerarka dalka.”
23/05/2026
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa amar ku bixiyey in hoos loo dhigo qiimaha shidaalka ka dib markii ay toddobaaadkii la soo dhaafay ay shaqa joojin Sameeyeen gaadiidlayda dalkaas kuwaas oo xidhay jidadka waaweyn ee Kenya.
Qiimaha Naaftada ayaa hadda laga dhimay 0.07 Dollar gaar ahaanna inta lagu jiro bilaha June iyo July.
Tallaabadan ayay dawladdu qaaday ka dib markii shaqo joojintii gaadiidlaydu ay isu beddeshay bannaan bax uu dhiig ku daatay dalkuna uu galay hakad dhinaca nolosha ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa