Ramad technology
12/10/2025
:- Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ayaa gaadiid dagaal uu watay kala wareegay Gaashaanle Cali Xuubeey oo ka mid ah saraakiisha xoogga dalka ee aan hadda shaqeyn kaas oo ay Qaraabo dhaw yihiin Madaxweynihii h**e ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Taliyaha oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay taliska qeybta 27-aad ee xooga dalka ee ka howlgala Hirshabeele , ayaa la sheegay in xiliga gaadiidka laga qaadanayay uu ku sugnaa agagaarka xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
Qoraal kooban uu bartiisa Facebook-ga ku baahiyay ayuu ku muujiyay sida uu uga xunyahay qaabka loola dhaqmay uu ku sifeeyay mid aan halkaas ku dhamaan doonin.
Sidee u aragtaa ?
12/10/2025
Gabdhaha Somalida ah ee Nairobi ku Nool daruufta Aya looga Faa'iideystaa!ðŸ˜ðŸ’”
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Salmaannasri@gmail. Com
Hargeisa