SRC PreUniversity
03/03/2026
๐ซ๐ฎ๐๐๐๐๐ถ๐ป ๐ ๐๐ต๐ถ๐ถ๐บ ๐ฎ๐ต
Caawa ayuu si rasmi ah inoogu bilaabanayaa tababarka muhiimka ah ee:
๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐๐ฑ๐๐ฟ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐๐๐ฟ๐๐ฎ (๐๐ป๐๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐๐ฒ๐ฑ ๐ ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ด๐ฒ๐บ๐ฒ๐ป๐ ๐ผ๐ณ ๐๐ต๐ถ๐น๐ฑ๐ต๐ผ๐ผ๐ฑ ๐๐น๐น๐ป๐ฒ๐๐ -๐๐ ๐๐)
๐.๐: Tababarku waxa uu bixi doonaa laba xilli ๐๐๐ฏ๐ฎ๐
๐ถ๐๐ผ ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐ป. Si kastaba ha ahaatee, caawa oo xisaada koobad ah, waxa muhiim ah in dhammaan ka qaybgalayaashu soo xaadiraan, si arday kasta loogu qoro waqtiga uu doortay (subax ama habeen).
Haddaba, si aad isu diiwaangeliso, fadlan ku soo biir WhatsApp Group-ka adigoo isticmaalaya link-ga hoose.
https://chat.whatsapp.com/JIyYSy9RCsx120P9lo86w1?mode=gi_t
02/03/2026
๐๐ฒ๐ฟ๐ฟ๐ถ ๐ฎ๐๐๐ ๐ถ๐ป๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ป ๐บ๐๐ต๐ถ๐ถ๐บ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต๐ถ.
Haddaba, si aad isu diiwaangeliso, fadlan ku soo biir WhatsApp Group-ka adigoo isticmaalaya link-ga hoose.
https://chat.whatsapp.com/JIyYSy9RCsx120P9lo86w1?mode=gi_t
28/02/2026
Maxaa loo isticmaalaa ?
27/02/2026
๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐ธ๐ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ป: ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐๐ฑ๐๐ฟ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐๐๐ฟ๐๐ฎ (๐๐ป๐๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐๐ฒ๐ฑ ๐ ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ด๐ฒ๐บ๐ฒ๐ป๐ ๐ผ๐ณ ๐๐ต๐ถ๐น๐ฑ๐ต๐ผ๐ผ๐ฑ ๐๐น๐น๐ป๐ฒ๐๐ -๐๐ ๐๐)
Xarunta ๐ฆ๐ฅ๐ ๐๐๐ฟ๐ฐ๐ผ waxay si sharaf iyo farxad leh ugu wargelinaysaa dhammaan ardayda iyo xirfadlayaasha caafimaadka in ay qaban-qaabinayso tababar aad u muhiim ah oo ku saabsan Maareynta Cudurrada Carruurta (Integrated Management of Childhood Illness - IMCI)
Tababarkan waxa uu si gaar ah diiradda u saaraya ๐
๐ฎ๐ป๐๐๐ป๐ป๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ธ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ฐ๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐๐๐ฟ๐๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐น๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ป๐ฎ, sida shubanka, oof-wareenka, nafaqo-darada, qandhada, jadeecada iyo cudurrada kale ee saameeya badbaadada carruurta. Ujeeddadu waa in ka-qaybgalayaashu helaan faham qoto dheer iyo aqoon xirfadeed oo ku saabsan sida loo qiimeeyo, loo ogaado, loona maareeyo cudurradan iyadoo la raacayo habraacyada saxda ah ee caafimaadka.
๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ป๐ถ ๐๐ฎ๐
๐ฎ ๐๐ ๐ธ๐ฎ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ป๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ:
๐นInaad hesho fahan cad iyo aqoon dhammaystiran oo ku saabsan daryeelka carruurta.
๐นInaad si kalsooni leh ugu shaqayn karto marka aad practical (tababar-gacneed) ku qaadanayso xarumaha (MCH ).
๐นInaad si kalsooni iyo karti aad ugu shaqayn karto xarumaha (MCH) ama goob kasta oo aad ka hawl-galayso.
Tababarku waxa uu bilaabmayaa ๐ฏ-๐ฑ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ผ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ, wuxuuna socon doonaa muddo hal isbuuc ah.
๐ช๐ฎ๐ธ๐ต๐๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ:
๐น Subax: 9:00 AM
๐นHabeen: 7:00 PM
Hadaba si kor loogu qaado dhiirrigelinta iyo tartanka aqooneed, ardayga ugu sarreeya tababarka waxaa la guddoonsiin doonaa:
๐น Deeq waxbarasho oo bilaash ah (Free Scholarship)
๐น Iyo Abaal-marin lacageed (Cash Prize)
Ha seegin fursaddan qiimaha leh ee kor loogu qaadayo aqoontaada iyo xirfaddaada caafimaad. Ku soo biir Xarunta SRC Burco si aad u noqoto xirfadle kaalin muuqata ka qaata badbaadinta iyo daryeelka carruurta dalkeenna.
SRC Burco waa Hoyga Aqoonta iyo Horumarka Caafimaadka.
๐ Isdiiwaangelinta waxa lagu samaynayaa WhatsApp Group-ka ku lifaaqan link-ga hoose.๐https://chat.whatsapp.com/JIyYSy9RCsx120P9lo86w1?mode=gi_t
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa