Checkpoint Engineering Consulting
28/10/2025
🏗️ Kormeer Dhisme oo Xirfad Leh – Ka Hortag Khaladaadka! Iyo khasaaraha!
👷♂️ Adeegga: Kormeerka Dhismaha (Construction Supervision)
📍 Waxaan hubinaa in dhismahaagu:
✅ La socdo naqshadda
✅ La dhiso si tayo leh
✅ Aan dib u dhac ku imaan
✅ Aan miisaaniyadda lagaga bixin
✅ Badbaado buuxda laga ilaaliyo
🚨 Dhibka Aan Xallino:
🟪Mashruucyada badan waxay wajahaan:
🟪Khaladaad farsamo
🟪Kharashyo aan la filayn
🟪Shaqo aan la tayeysan
🟪Dib u dhac jadwalka ah
👉 Waxaan kaa difaacnaa dhammaan intaas!
❓ Haddii aanad lahayn kormeer xirfadle ah — yaa kugu metelaya goobta dhismaha?
Want your business to be the top-listed Realtor/realty Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Road No 1
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |