Tisqaad Computer Science College

Tisqaad Computer Science College

Share

03/02/2026

FURSAD DAHABIYA
dhamaan ardaydeena jecel inay 2026 sii kordhiyaan xirfadooda
Waxaan usoo kordhinay bisha 2aad
Xirfad kale oo wakhti xaadirkan loo baahan yahay Smart home camera waa camerad ku shaqaysa SIM card sidoo kale mobile lagu xidho

Workshop
Kani waaxa uu soconayaa kaliya 2 days sabtida ayuu bilaamayaa

* Registration $5
* Certificate free

25/01/2026

📘 Computerized Accounting Course
Ma rabtaa xirfad kaa caawisa inaad shaqo ka hesho goobaha ganacsiga casriga ah?
Hadda ku biir Computerized Accounting Course oo baro barnaamijyada ugu awoodda badan:
✅ QuickBooks Desktop
✅ QuickBooks Online
✅ Excel Accounting
✅ Odoo Accounting
🎯 Faa’iidooyinka Barashada Computerized Accounting:
✨ Waxaad awoodi doontaa inaad:
✅Si fudud u maamusho Sales, Purchases & Expenses
✅Sameyso Balance Sheet, Profit & Loss Statements iyo warbixinno maaliyadeed casri ah
✅Ka shaqeyso shirkadaha yaryar, kuwa dhexe iyo kuwa waaweyn
✅Ku xirnaato suuqa shaqada gudaha iyo dibadda
✅U adeegto ganacsigaaga si xirfad leh adigoo adeegsanaya software casri ah
✅Kordhiso kalsoonidaada xirfadeed iyo fursadaha shaqo
📅 Macluumaadka Koorso:
☑️Maalmaha Casharada: Khamiis & Jimce
☑️Mudada: 3 Bilood
📞 kala xidhiidh :511889/0634253356
💡 “Xisaabaadka casriga ah waa furaha shaqooyinka maanta iyo ganacsiga guuleysta bari.”

25/01/2026


🔥CCTV CAMERA TRAINING & FINGER PRINT 🔥
oo ah kuliyada ugu balaadhan ee bixisa culuumta -ka iyo -ga oo ku taala magaalada wax ay bishan qaadanaysaa fasalo cusub oo ah.
# CCTV Camera & FINGER PRINT (Barashada Kamaradaha ilaalada iyo Qalabka Caadiriska)
aad Course-kan aad dhamaysato waxaad awood u yeelan doontaa inaad kushaqaysan karto una xidhi karto goobkasta.
wax dhigista iyo .
uu soconayo Course-ku :waa 2 Bil
Maalmaha Khamiista Iyo JImcaha
ah: Tirada ardayda la qaadanaya way xadidadan tahay.
ka baro Kulliyada Tisqaad Computer Science College oo looga bartay Culuumta casriga ah ee ICT-ga.
kala xidhiiidh Numberadan 0634711050|511889
Ama soo booqo xafiiska Kulliyada oo ku yaala agagaarka istaanka basaska idaacada guudka sare ee fooqa dhoola yare

25/01/2026

Noqo Computer Technician oo baro sida loo furfuro Computer sida ✅Desktop-ka
✅Laptop-ka
✅ loona cilada saaro sidoo kale loogu shubo Programs kala DuwanNoqo Computer Technician oo baro sida loo furfuro Computer sida
✅Desktop-ka
✅Laptop-ka
✅ loona cilada saaro sidoo kale loogu shubo Programs kala Duwan
Hadaba kuuliyadu waxa ay Bishan Qadanysaa Fasalo Cusub FG: Ardayda La Qadanayaa Way Koobantahay

25/01/2026

Barashada Computerka oo degdeg ah(Intensive Course)
Fasalo Cusub Bisha
Kuliyada Tisqaad Computer Science College oo ah kuliyada ugu balaadhan uguna casrisan ee laga barto aqoonta IT-ga iyo Computerka waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer degdeg ah Kala xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: 511889 || 0634253356 || 4101930
Qaybta Xero Awr:570886 || 63 7845680
Qaybta Gebilay : 625405 || 0634557767

21/01/2026

Wargalin
Kuliyadu waxa soo qaban qaabisay mawduuc muhiim(Workshop) oo ku saabsan Applied Artificial Intelligence.
Dhamaan ardayda iyo cidii kale ee xiisaynaysa wuxu inoo qabsoomi insha allah
》22 khamiista habeenka jumcuhu soo galayo.
》Bacda Makhrib
》Hallka Tisqaad

Want your university to be the top-listed University in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Wadada Abdirahman Tuur
Hargeisa