ALPHA University
19/02/2026
Xafiiska Arrimaha Ardayda ee Jaamacadda Alpha University waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda u fadhiisatay imtixaanka semester-koodii 1aad.
Waxaan idinku ammaaneynaa dadaalka, dulqaadka, iyo juhdiga aad geliseen waxbarashadiinna muddadii aad ku jirteen diyaarinta imtixaanka. Tani waa tallaabo muhiim ah oo ka mid ah safarkiinna aqooneed iyo horumarkiinna mustaqbalkiina.
Waxaan Alle SWT idiinka baryeeynaa guul iyo natiijo wanaagsan.
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 12:15 |
| 15:00 - 21:30 | |
| Tuesday | 08:00 - 12:15 |
| 15:00 - 21:30 | |
| Wednesday | 08:00 - 12:15 |
| 15:00 - 21:30 | |
| Thursday | 08:00 - 11:45 |
| 16:30 - 20:30 | |
| Saturday | 08:00 - 12:15 |
| 16:30 - 21:00 | |
| Sunday | 08:00 - 12:15 |
| 15:00 - 21:00 |