Saba Online Academy
08/12/2023
Laba Maalin Keliya ayaa Ka dhiman Fasalada aanu qaadanaynay ee barashada Qorista iyo Akhriska Tolmoon Af-Soomaaliga Hadii aanad wali Isdiwaangalin Fursad wayn ayaad haysataa hada Isdiwaangali. 👇
Shan Maalmood Kaliya ayaa Ka dhiman Fasalada aan qaadan doono Xirfada Fagaare Ka Hadalka. Hadii aanad wali Isdiwaangalin Fursad wayn ayaad haysataa hada Isdiwaangali. 👇
https://chat.whatsapp.com/LlpO4mbWSnk6Mg0WIOSKN3
04/12/2023
Bishaaro Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Waxa ay Koliyada SABA ONLINE ACADEMY qaadanaysaa 10-December-2023 Fasallo cusub oo ka kooban :-
🟢 Luuqada English-ta
🟢 Luuqada Carabiga
🟢 Luuqada Soomaaliga
Ardeyda la qaadanayaa way kooban tahay isdiwaangelintuna waa ay socotaa hadaba iska diwaangeli Numberadan WhatsAppka hoose
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://chat.whatsapp.com/LlpO4mbWSnk6Mg0WIOSKN3
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa