Malin27

Malin27

Share

07/06/2026

AUN jaale maxamed siyaad bare wuxuu ahaa wadani.

05/04/2026
23/03/2026

Hassan sheikh na dhaaf.

28/02/2026

Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta waddanka Yemen ayaa ku dhawaaqday in ay ku soo biireen dagaalka Iran iyo Maraykanka iyaga oo shaaciyey in ay joojiyeen Maraakiibta Israel iyo Maraykanka ee adeegsanaysa xeebaha badda cas inta uu socdo dagaalka labada dhinac.

Arrinkan ayaa ka dhigan in Xuutiyiintu soo celiyeen weeraradii ay ku hayeen Maraakiibta adeegsanaysa gacanka Baabul Mandab ee isku xidha xeebaha badda cas iyo badweynta Hindiya.

Malin27

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


G, Tardo
Hargeisa