KM CAPLE TV

KM CAPLE TV

Share

18/12/2022
17/12/2022

groub stage chambionka 2022
soo qabo mid zxp tihiin oo ciyaara

17/12/2022

Haaf ladhan hargaysa

17/12/2022

SAADAALI OO KU GUULAYSO AGABKAN

Shuruudaha Guulaystaha:
1- Si sax ah u saadaali natiijada ciyaarta
2- Like garee Page-ka km caple tv
3- Like garee Postiga
4- Share garee Postiga

Guulaystuhu waxa uu noqonayaa qof-ka buuxiya shuruudaha kor ku xusan.

Hadii hal qof in ka badan ay isku jawaab noqdaan, qofka ugu horeeya xaga wakhtiga ayaa guuleyste noqonaya. Saadaalintu waxay dhamaanaysaa marka ay ciyaartu si toos ah u bilaabmato caawa.

FG: guulaystana waxaa la shaacin doona 19.12.2022.

Want your business to be the top-listed Media Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Hargeisa