Dhambaal__fc

Dhambaal__fc

Share

22/04/2021

Training in Ramadan

Photos 05/04/2020

C/casiis maxamuud xuseen cali waa mid kamida Bahda kubada cagta ee Dalka somaliland wana ciyaartoy ka tirsan kooxda Heerka 2AAD Ee Dhambaal football Club ee casimada Hargeisa gar ahaan xaafada new Hargaisa ee degmada axmed macalin haaruun waxa lagu Nanayza Neymar waxa uu xidha No.10
Neymar waa mid u Hawlan xaqiijinta Hibadiisa iyo u Hawl galida Hadafkiisa waxa uu kudhashay gobolka Togdheer gaar ahaan magala madaxda burco sanadii 2000
Kaas oo uga soo wareegay caasimada sanadii 2012
Neymar waa mid barta wax barashada wana Heerka secondary
intaasi waa sooyaalkii tariikhayd ee Neymar

Photos 01/03/2020

🌳RaGaNimaDu waa u Dhalasho🌳

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


New Hargeisa
Hargeisa