Alool Educational Consultancy

Alool Educational Consultancy

Share

26/05/2026

Xoghayaha XaruntaXamse Xasan Sulub
Alool Educational Consultancy waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan ummadda Islaamka meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan bulshada reer Somaliland, si gaar ahna bahda waxbarashada.
Waxa uu u rajaynayaa dhammaan inay ku ciidaan farxad, caafimaad iyo nabadgelyo, isla markaana Alle ka aqbalo acmaasha wanaagsan, kana dhigo kuwii lagu gaadho horumar iyo midnimo.

26/05/2026

Guddoomiyaha Xarunta Alool Educational Consultancy, π˜Όπ™π™’π™šπ™™ π™ˆπ™ͺπ™¨π™š π™ˆπ™€π™π™–π™’π™šπ™™,, waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Islaamka meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan bulshada reer Somaliland, munaasibadda barakaysan ee Ciidul Adxaa awgeed.
Waxa uu Alle uga baryayaa in ciidani ku soo noqoto bashbash, barwaaqo, caafimaad iyo nabad waarta. Ciid Mubaarak.

21/05/2026

Madal qiimaheeda leh Xarunta Alool Educational Consultancy iyo iskaashiga dallada han-kaab

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Hargeisa
1212@