Murti official

Murti official

Share

26/03/2025

HARGEYSA: Qoys ku sumoobay Caano.

Qoys ku nool magaalada Hargeysa ayaa habeen h**e xilligii suxuurta ku suxuurtay Caano Xoolaad, balse qoyska oo ka koobnaa 9 qof ayaa ku wada xanuusaday caanihii, taas oo keentay in dhakhaatiirta lagula tacaalo qaar ka mid ah oo xaaladdoodu cuslaatay.

Dhakhaatiirtu waxay sheegeen in ay caanuhu sun lahaayeen.

Saaka ayay u geeriyootay inan ka mid ah 9-kii ruux ee ku xanuusaday Caanihii ay ku suxuurteen sida ay noo xaqiijiyeen xubno ka mid ah qoysku.

Sidoo kale, kiiska dhacdadan ayaa hadda baadhis dheeraad ah lagu samaynayaa waxaana la wareegay laanta dambi baadhista ee CID-da.

25/03/2025

Coldoon Oo Xog Culus laga helay Halkuu sugan yahay xaguu iska dhiibay Yaa Xidhayay iyo Sirta Culus

20/03/2025

Fihiima quunje oo somaliland u dirtay fariin murugo iyo farxad ka kooban

Want your business to be the top-listed Media Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Hargeisa