Dunida Fekerka - Movement

Dunida Fekerka - Movement

Share

08/03/2024

Bahda Dunida Fekerka - Movement : waxa ay si wada jir ah u xusaysaa maalinka loo qoondeeyay Haweenka Aduunka.

" kaalinta Haweenku ummadaha ugu jiraan waa kaalin carrab ma koobaan ah, la'aantoodna horumar ummadeed lama halabsadeen. Mar waa Hooyo mar waa walaal kula dhalatay markale waa ooridaada, lama huraan in loo dhiiriyo mooraal ahaan waa way mudan yihiin, si ay innoogu horseedaan badhaadhe bulsho iyo horusocod taabba-qaad leh."

11/01/2024

Caawa 🕑

Madasha Dunida Fekerka waxa ay soo agaasintay barnaamijkan, cinwaankiisu yahay "Qaanuunka iyo Bulshada; Akhris Falsafadeed" oo habeenka khamiista lagu faaqido doono Sahanbooks.

Barnaamishku wuxu noqonaya kii ugu horeeyey ee madashu soo agaansinto ka dib bilshada gu’gan cusub.

Waxa innoo ballan ah intiinna danaynaysa habeenkaas iyo wakhtiga meesha ku qoran. Waa madal furan oo dhammaan ardayda aqoonta bulshada dhigataa ay ka soo qaybgali karto.

Want your organization to be the top-listed Government Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa