Gamad Media
17/06/2023
Madaxwayne biixi & imtixaanka shahaadiga jsl
17/06/2023
Alle haw-naxariiste waxa magalada Minneapolis ku geeriyooday 5 hablood oo Soomaaliya.
Shil gaadhi oo ka dhacay gudaha magalada Minneapolis ayaa sababay dhimashada 5 hablood oo Soomaali ah , kuwaas oo 3 kamid ah ay yihiin Walaalo.
Hablahan ayaa la sheegay inay isu diyaarinayeen xaflada qalinjabintioda oo ku beeganayd maalinta
17/06/2023
Xirsi Ali nuur oo ah Ardaygii ugu da'da weynaa degmada Oog ee gobolka Sool ayaa u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka afraad ee dugsiga sare ee Somaliland.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa