Amanah Insurance
25/05/2026
Maamulka Mac'hadka Bangiga dhexe ee Somaliland Institute of Banking and Finance (SLIBF), ayaa kullan la qaatay maamulka Amanah Insurance isaga oo u ga mahadceliyay Shirkadda ka soo qaybgalkii tobobarkii Caymiska Gaadiidka & maareynta khasaaraha ka dhasha shilalka - kaas oo dhawaan la gu qabtay Caasimadda Hargeisa.
Maamulka Mac'hadku, waxa uu u gu dambeyn Shahaado maamuus ah guddoonsiiyey maamulka Amanah Insurance, isaga oo tilmaamay sida ay u ga go'antahay kobcinta Caymiska Waddanka iyo wada-shaqeynta Amanah Insurance oo hormood ka ah Caymiska Geeska.
Want your business to be the top-listed Finance Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Burj Omar, 4th Floor, 1st Road
Hargeisa