Next Generation Academy - Somaliland
11/06/2026
BARNAAMIJKA WACYIGELINTA CAAFIMAADKA DADWEYNAHA OO SI GUUL AH U QABSOOMAY MAANTA 11/JUUN/2026.
Akaadamiyadda Next-Generation waxay ku faraxsan tahay in si guul leh u qabsoomay Barnaamijkii Wacyigelinta Caafimaadka Dadweynaha ee cinwaankiisu ahaa:
"Xummadda Dengue: Fahamkeeda, Ka-hortaggeeda iyo Sida Looga Jawaabo."
Barnaamijkan waxa ka soo qayb galay khubaro caafimaad, masuuliyiin dawladeed, aqoonyahanno, dhalinyaro, bulshada qaybaheeda kala duwan, iyo daneeyayaal kale, kuwaas oo si qoto dheer uga dooday muhiimadda wacyigelinta, ka-hortagga iyo u diyaar-garowga bulshada ee xummadda Dengue.
Waxaan mahadnaq iyo bogaadin u diraynaa dhammaan marti-sharaftii, khubaradii, xidhiidhiyihii doodda, ka qaybgalayaashii, warbaahinta, iyo cid kasta oo gacan ka geysatay qabsoomidda barnaamijkan.
Mahad gaar ah waxaan u jeedinaynaa Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL, martidii iyo khubaradii ka soo qayb gashay, maamulka Markis Al-Hidaaya Hall, iyo dhammaan intii ka shaqaysay hirgelinta barnaamijkan.
Waxaan sii wadi doonnaa dadaallada lagu xoojinayo bulshada iyadoo loo marayo aqoon, wacyigelin iyo wada-shaqayn.
F.g: Waa Qaybta koobaad ee Sawirada.
11/06/2026
We are pleased to introduce Ahmed Mohamed Sh. Hussein Khalif (B Lab, B PA, M Research & Data Analysis) as the Panel Coordinator for our Public Health Awareness Panel Discussion on Dengue Fever.
As a Senior Board Member of Next-Generation Academy, Ahmed Sheekh will facilitate and moderate the discussion, guiding conversations between panelists and ensuring a productive exchange of knowledge and insights on dengue fever prevention, response, and public health awareness.
📅 Thursday, 11 June 2026 (Today)
🕓 4:00 PM - Afternoon
📍 Markis Al-Hidaaya Hall, Half-London, Hargeisa
Organized by Next Generation Academy - Somaliland
11/06/2026
Today afternoon
Join us
PUBLIC HEALTH AWARENESS - DENGUE FEVER IN FOCUS
As Next Generation Academy - Somaliland, we warmly invites students, parents, community leaders, health professionals, and members of the public to attend a Public Health Awareness Panel Discussion.
Theme:
"Dengue Fever in Focus: Understanding, Preventing, and Responding to Dengue Fever in Somaliland"
Join distinguished health experts as they discuss the current situation, prevention strategies, early detection, treatment, and the role of communities in combating Dengue Fever.
📅 Date: Thursday, 11 June 2026
🕓 Time: 4:00 PM
📍 Venue: Al-Hidaya Hall, Half-London, Hargeisa
Together, let us strengthen public awareness, promote prevention, and protect our communities through knowledge and informed action.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Nacnac Road
Hargeisa